HomeWararQaar kamid ah Waddooyinka Muqdisho oo xiran iyo sababta keentay

Qaar kamid ah Waddooyinka Muqdisho oo xiran iyo sababta keentay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Waddooyinka qaar ee ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ay yihiin kuwo xiran, iyadoo loo diidayo inay isticmaaladan gaadiidka noocyadiisa kala duwan ay saaran yihiin dadweynaha iyo kuwo gaarka loo leeyahay. Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu arkayaa waddooyinka iyaga oo taagan, isla markaana diidaya in la maro, waxaana ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waddooyinka qaar ee ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ay yihiin kuwo xiran, iyadoo loo diidayo inay isticmaaladan gaadiidka noocyadiisa kala duwan ay saaran yihiin dadweynaha iyo kuwo gaarka loo leeyahay.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu arkayaa waddooyinka iyaga oo taagan, isla markaana diidaya in la maro, waxaana ay u ogal yihiin oo kaliya gaadiidka ay la socdaan Ciidanka iyo Mas’uuliyiinta dowladda.

- Advertisement -

Waddooyinka ayaa xiran ayaa dhamaantood ah ku gala Garoonka kubadda Cagta ee Eng. Yariisow ee degmada Cabdicasiis, waxaana laga xiray Isgoysyada, Jiiro ee Kaaraan, maanabooliyo, Jubba ilaa iyo Xamarweyne.

Dadka ayaa ah ah kuwa Cagtooda maalaya, isla markaan howlahooda shaqo iyo mida waxbarasho intaba ku tegaya lugta, waxaana lagu arkayaa iyaga oo socdaal ku maraya hareeraha laamiyada Caasimadda.

Warar la helayo ayaa sheegaya in sababta loo xiray waddooyinka ay tahay in galabta Garoonka Eng. Yariisow ka dhaceyso Ciyaarta kama dambaysta ah ee tartanka kubadda cagta dagmooyinka Gobolka Banaadir oo ay isagu soo hareen kooxaha dagmooyinka deriska ah ee Cabdi-Casiis iyo Shangaani.

- Advertisement -

Galabta waxaa la filayaa in Garoonka ay soo buux dhaafiyaan taageerayaal farabadan, maadaama Ggaroonka uu taageerayaasha labada kooxda u sahlanyahay imaatinka, waxaana la adkeeyay amniga Garoonka oo buux-faadhiyeen Ciidamo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts