HomeWararMadaxweye Deni oo amar duldhigay dekadda Boosaaso

Madaxweye Deni oo amar duldhigay dekadda Boosaaso

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Maxaweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa amar dul dhigay Dekadda Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulkaasi. Deni ayaa amray in Lacagaha Cashuuraha ee laga qaado Dekadda Boosaaso lagu qaado lacagta Shilin Soomaaliga  la joojiyo, waxaana taa baddelkeeda lagu qaadi doonaa Dollar sida uu amray Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni. Sababta ku keentay in lacagaha lagu […]

- Advertisement -

Maxaweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa amar dul dhigay Dekadda Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulkaasi.

Deni ayaa amray in Lacagaha Cashuuraha ee laga qaado Dekadda Boosaaso lagu qaado lacagta Shilin Soomaaliga  la joojiyo, waxaana taa baddelkeeda lagu qaadi doonaa Dollar sida uu amray Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni.

- Advertisement -

Sababta ku keentay in lacagaha lagu qaado Doollar ayuu sheegay in ay doonayaan in ay wax ka qabtaan Sicirbarar baahsan oo ka jira degaanada Maamulkaasi, kaasi oo bulshada qaybaheeda kala duwan ay walaac ka muujiyeen.

Deni waxaa uu intaa ku daray in ay arrintaani xal u noqon doonto Sicirbararka ka jira Puntland, waxaana horay degaanada Maamulkaasi ka dhacay bannaanbaxyo waa weyn oo looga soo horjeedo sicirbararka, iyadoo magaalooyinka waa weyn ee Puntland goobaha Ganacsiga iriddaha lo laabay sababo ganacsatadu ay ku sheegeen in Sicir bararku uu gaaray meeshii ugu sarreysay.

Waxaana Bulshadu ay si weyn caabsho kaga muujiyeen Sarrifka lacagaha Qalaad iyo Maciishadda oo meeshii u xumeed tagtay.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories