HomeWararMaamulka G/Banaadir oo fariin u diray Guddoomiyeyaasha degmooyinka

Maamulka G/Banaadir oo fariin u diray Guddoomiyeyaasha degmooyinka

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) ayaa Aqalka Dowladda Hoose maanta kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenada Amniga degmooyinka Gobolka Banaadir. Kulanka ayaa waxaa warbixin ku saabsan xaaladda Amniga looga dhegeystay Maamuladda Degmooyinka, waxaana intaas kadib Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda kula dar-daarmay iney laaban laaban Howlaha Shaqo ee […]

- Advertisement -

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) ayaa Aqalka Dowladda Hoose maanta kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenada Amniga degmooyinka Gobolka Banaadir.

Kulanka ayaa waxaa warbixin ku saabsan xaaladda Amniga looga dhegeystay Maamuladda Degmooyinka, waxaana intaas kadib Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda kula dar-daarmay iney laaban laaban Howlaha Shaqo ee ay u hayaan Bulshada.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu kulan socday ayaa waxaa Guddoomiye ku-xigeenada degmooyinka looga xog wareystay xaaladihii ugu dambeeyay ee amniga, iyadoo Guddoomiye Cali Yare uu faray inay sii laba jibaaran ka shaqeynta amniga Caasimadda.

Kulankan oo ahaa mid isla xisaabtan ah ayaa waxaa uu Guddoomiye Cali Yare sheegay in aan marnaba Guddoomiyeyaasha degmooyinka laga aqbali doonin in falal amni darro ka dhacaan degmooyinkooda, lagula xisaabtami doono.

Kulanka ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Amniga, La-taliyaha Duqa Magaalada Muqdisho dhinaca Amniga iyo Agaasimaha Xiriirka degmooyinka Gobolkaaan Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories