HomeWararKenya oo war kasoo saartay  go’aankii Dowladda Soomaaliya ay ku cayrisay Safiirkeeda

Kenya oo war kasoo saartay  go’aankii Dowladda Soomaaliya ay ku cayrisay Safiirkeeda

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Dowladda Dalka Kenya ayaa ka jawaabtay go’aanka Dowladda Soomaaliya ay ku cayrisay Safiirka Dowladda Kenya u Fadhiyay Soomaaliya Lucas Tumbo. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan Kenya soo gaarsiin qooraal ama hadal kaasi oo Safiirka Kenya uu dalka uga baxayo, waxaana ay sheegtay Kenya  in aanay soo […]

- Advertisement -

Dowladda Dalka Kenya ayaa ka jawaabtay go’aanka Dowladda Soomaaliya ay ku cayrisay Safiirka Dowladda Kenya u Fadhiyay Soomaaliya Lucas Tumbo.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan Kenya soo gaarsiin qooraal ama hadal kaasi oo Safiirka Kenya uu dalka uga baxayo, waxaana ay sheegtay Kenya  in aanay soo gaadhin warqad rasmiya oo uga timi Dawladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa cayrisay safiirkii Kenya u fadhiyay Soomaaliya, kaasi oo lagu amray in uu dalkiisa ku laabto si uu la tashiyo ula soo sameeyo Madaxdiisa.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories