HomeWararGabar la sheegay in lagu dhex gowracay Guriga wiil uu dhalay Wasiir...

Gabar la sheegay in lagu dhex gowracay Guriga wiil uu dhalay Wasiir ka tirsan Somaliland

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Wararka aan ka heleyno Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in Guri ku yaalla halkaas lagu dhex gowracay Gabar dhalinyaro ah oo kasoo jeeda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Qaar kamid ah Ehelada Gabadha oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in Gabadhooda lagu dhex gowracay Guriga wiil uu dhalay Wasiirka Wasaaradda qorsheysan maamulka Somaliland. […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in Guri ku yaalla halkaas lagu dhex gowracay Gabar dhalinyaro ah oo kasoo jeeda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Qaar kamid ah Ehelada Gabadha oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in Gabadhooda lagu dhex gowracay Guriga wiil uu dhalay Wasiirka Wasaaradda qorsheysan maamulka Somaliland.

- Advertisement -

Sidoo kale  Ehelada oo ahaa kuwo cadeysan ayaa Madaxweye Muuse Biixi Cabdi ka dalbaday in si deg deg ah Cadaalada loo horgeeyo dadkii ka dambeeyay dilka gabadha oo kasoo jeeda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Hooyada dhashay Gabadha la gowracay ayaa tilmaamtay inay horey sidaan oo kale Magaalada Hargeysa loogu dilay Gabar reer jigjigo ah, isla markaana aysan jirin cid arrintaas kala hadashay ama kaga tacsiyadeysay.

Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Somaliland oo ku saabsan wararka sheegaya in guriga wiil uu dhalay Wasaaradda qorsheysan maamulka Somaliland  lagu dhex gowracay Gabar

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories