Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.
Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.
When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...
Dowladda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay khaladaad lagu arkay maadada Juquraafiga fasalka 4-aad ee dugsiga sare, waxaana dowladdu ay cudurdaar ka bixisay Khaladkaasi. Hoos ka aqriso War-saxafadeedka Â
- Advertisement -
Dowladda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay khaladaad lagu arkay maadada Juquraafiga fasalka 4-aad ee dugsiga sare, waxaana dowladdu ay cudurdaar ka bixisay Khaladkaasi.
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.