HomeWararDeni oo amar Cusub kusoo rogay Shirkadda DP-World

Deni oo amar Cusub kusoo rogay Shirkadda DP-World

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  ayaa soo saaray amar ku aaddan qaabka Shirkadda DP-World ay u qaaddo lacagaha kasoo xarooda Dekadda Boosaaso, waxaana is beddel lagu sameyn doonaa qaabkii loo qadi jiray dakhliga Dekadda. Deni ayaa amray in Dakhliga dekadda Boosaaso kasoo xarooda lagu shubo Akoon ay leedahay dowlad Goboleedka Puntland, waaxana xusid mudan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  ayaa soo saaray amar ku aaddan qaabka Shirkadda DP-World ay u qaaddo lacagaha kasoo xarooda Dekadda Boosaaso, waxaana is beddel lagu sameyn doonaa qaabkii loo qadi jiray dakhliga Dekadda.

Deni ayaa amray in Dakhliga dekadda Boosaaso kasoo xarooda lagu shubo Akoon ay leedahay dowlad Goboleedka Puntland, waaxana xusid mudan in Dakhliga horay loogu shubi jiray Akoon ay leedahay Shirkadda DP-World, taasi oo gacanta ku haysa maamulka dekadda.

- Advertisement -

Lama oga sababta keentay in isbeddel lagu sameeyo  Akoonka ay ku dhici jirtay lacagta kasoo xarooto dekadda Boosaaso ee xarunta ganacasiga puntland.

Waxaana horay Deni uu u  amray in Lacagaha Cashuuraha ah ee laga qaado Dekadda Boosaaso lagu qaado lacagta Dollarka, iyadoo  la joojinayo ku qaadista Shilin Soomaaliga, waxaana taa baddelkeeda lagu qaadi doonaa Dollar sida uu amray Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories