HomeWararCiidanka ammaanka oo goob fagaare ah ku burburiyay Qamri badan

Ciidanka ammaanka oo goob fagaare ah ku burburiyay Qamri badan

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ciidanka Booliska Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa howlgalo kala duwan ka sameeyay xaafaddo ka tirsan Magaaladaas, iyagoo kusoo qabtay Maandooriyaha Qamriga. Fagaare ku yaalla Caabudwaaq ayaa lagu burburiyay 300 Maandooriyaha Qamriga oo maalmihii ugu dambeeyay la sheegay in si qarsoodi ah loo geliyay halkaas, hayeeshee Ciidanka gacanta ku dhigeen. Taliyha Saldhiga […]

- Advertisement -

Ciidanka Booliska Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa howlgalo kala duwan ka sameeyay xaafaddo ka tirsan Magaaladaas, iyagoo kusoo qabtay Maandooriyaha Qamriga.

Fagaare ku yaalla Caabudwaaq ayaa lagu burburiyay 300 Maandooriyaha Qamriga oo maalmihii ugu dambeeyay la sheegay in si qarsoodi ah loo geliyay halkaas, hayeeshee Ciidanka gacanta ku dhigeen.

- Advertisement -

Taliyha Saldhiga Booliska Caabudwaaq ayaa sheegay in howlgalkan uu ahaa mid lagu xaqiijinayo Amniga Magaalada, isagoo xusay in Maandooriyaha in lasoo geliyay gudaha Magaalada ay kusoo wargeliyeen dadka deegaanka.

Taliyaha qaybta Booliska ayaa amanay Ciidamada iyo Saraakiisha inay soo qabtay cid kasta oo qamri soo gelisa Caabudwaaq, kaasi oo uu tilmaamay in bulshada dhibaato u keeni karo, isla markaana uu ka qeyb qaadanayo amni darrada.

Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka socda howlgal xoogan oo ay sameeyaan Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka Galmudug, waxaana howlgalka halkaas ka socda lagu qabtay rag badan oo maleeshiyaad ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories