HomeWararDowladda Soomaaliya oo ceyrisay Safiirkii Dalka Kenya

Dowladda Soomaaliya oo ceyrisay Safiirkii Dalka Kenya

Date:

Related stories

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Dowladda Soomaaliya ayaa dalka ka cayrisay Safiirka dalka Kenya u fadhiya Soomaaliya, waxaana lagu amray in uu dalkiisa ku laabto si deg deg ah. Sidoo dowladda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamuud Maxamed Nuur Tarsan, iyada oo safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya fartay inuu la tashi ugu laabto dalkiisa. […]

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa dalka ka cayrisay Safiirka dalka Kenya u fadhiya Soomaaliya, waxaana lagu amray in uu dalkiisa ku laabto si deg deg ah.

Sidoo dowladda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamuud Maxamed Nuur Tarsan, iyada oo safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya fartay inuu la tashi ugu laabto dalkiisa.

- Advertisement -

“Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Maxamuud M Nuur Tarsan, iyada oo safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya fartay inuu la tashi ugu laabto dalkiisa.” Ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay dowladda Soomaaliya.

Lama oga sababta ka dambeysa in lagu amro Safiirka Kenya in uu dalka ka baxo, waxaana xusid mudan in  xiriirka u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya uu yahay mid aan wanaagsanayn.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories