HomeWararDowladda Somalia oo heshiis Cusub la gashay sanduuqa maalgelinta Qatar

Dowladda Somalia oo heshiis Cusub la gashay sanduuqa maalgelinta Qatar

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa maanta aaladda fogaan aragga Zoom-ka uga qeyb galay shir heer caalami ah. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in shirkaan loo qabtay shaacinta heshiis dhexmaray Wasaaradda waxbarashada, sanduuqa maalgelinta dowladda Qatar iyo mu’asasada Education Above All. Heshiiskaan […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa maanta aaladda fogaan aragga Zoom-ka uga qeyb galay shir heer caalami ah.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in shirkaan loo qabtay shaacinta heshiis dhexmaray Wasaaradda waxbarashada, sanduuqa maalgelinta dowladda Qatar iyo mu’asasada Education Above All.

- Advertisement -

Heshiiskaan ayaa loogu talagalay in arday ka badan 57,000 (Konton iyo todobo kun) oo aan awoodin inay waxbarasho aadaan lagu taakuleeyo.

Shirka ayaa waxaa Wasiirka ku wehlinayay agaasimaha Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada, Ismaciil Yuusuf Cismaan, kaasi oo ku qabsoomay aada fogaan araga ah loo yaqaano ZOOM-ka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories