HomeWararDil ka dhacay duleedka Muqdisho iyo faah faahin laga helay

Dil ka dhacay duleedka Muqdisho iyo faah faahin laga helay

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Kooxo ku hubeysnaa Bistoolad ayaa fiidnimadii xalay aheyd deegaanka weeydow ee duleedka Magaalada Muqdisho ku dilay Askari ka tirsnaa Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya. Ragii hubeysnaa ayaa rasaas ku hubiyay Askari ka tirsnaa Ciidanka, xili uu ku sugnaa goob maqaaxi ah oo ku yaalla deegaanka weeydow, isla markaana waxaa halkaas isaga tegay ragii ka dambeeyay falkaas. […]

- Advertisement -

Kooxo ku hubeysnaa Bistoolad ayaa fiidnimadii xalay aheyd deegaanka weeydow ee duleedka Magaalada Muqdisho ku dilay Askari ka tirsnaa Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ragii hubeysnaa ayaa rasaas ku hubiyay Askari ka tirsnaa Ciidanka, xili uu ku sugnaa goob maqaaxi ah oo ku yaalla deegaanka weeydow, isla markaana waxaa halkaas isaga tegay ragii ka dambeeyay falkaas.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa ku warramay in ragga dilka geystay ay ahaayeen dhalinyaro watay Bastoolad, waxaana Meydka daqiiqado yaallay goobta markii dambe ka qaaday Ciidamo ka tirsan dowladda oo halkaas gaaray.

Deegaanka weeydow ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa marar kala duwan oo horey uga dhacay dilal qorsheysan iyo weeraro lagu qaaday Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka, iyadoo falalkaas inta badan ay sheegteen Al-shabaab.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories