HomeCaalamkaDibadbaxayaal careysan oo dalbaday inuu is Casilo Ra’iisul Wasaare

Dibadbaxayaal careysan oo dalbaday inuu is Casilo Ra’iisul Wasaare

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Kumanaan shacab reer israa’iil ah ayaa dhowr magaalo oo maamulkaasi ka tirsan ka dhigay dibadbaxyo ay ku dalbanayaan in uu is casilo Ra’iisul Wasaaraha Yuhuudda Benjamin Netanyahu. Sida ay xustay warbaahinta rasmiga ah ee Israa’iil, arrinkan ayaa ka danbeeyey ka dib markii Israa’iil uu ka dhaqangalay khafiifinta xakamaynta COVID-19, banaanbaxyaasha intooda badan ayaa isugu soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kumanaan shacab reer israa’iil ah ayaa dhowr magaalo oo maamulkaasi ka tirsan ka dhigay dibadbaxyo ay ku dalbanayaan in uu is casilo Ra’iisul Wasaaraha Yuhuudda Benjamin Netanyahu.

Sida ay xustay warbaahinta rasmiga ah ee Israa’iil, arrinkan ayaa ka danbeeyey ka dib markii Israa’iil uu ka dhaqangalay khafiifinta xakamaynta COVID-19, banaanbaxyaasha intooda badan ayaa isugu soo baxay magaalaga Qudus iyo goobo kale iyagoo dalbanaya inuu is casilo Netanyahu.

- Advertisement -

Booliiska ayaa ku xiray Qudus todobo qof oo ka mid ah taageerayaasha Netanyahu, kuwaasi oo lagu tuhmay in ay wadeen falal ka dhan ah bannaanbaxayaasha.

Bannaanbaxyada ugu waawayn ayaa ka dhacay, xarunta Ra’iisawasaare Netanyahu ka daggan yahay Qudus. Sidoo kale magaalooyinka Tal-aviv, Xayfa, Qaysariya ayaa waxaa isugu soo baxay dadwayne farabadan oo ka soo horjeeda Natanyahu.

Wargayska afka dheer Haaretz ee ka soo baxa Isra’iil ayaa sheegay in muddo bil ah ay kumannaan shacabka ay dhigayeen bannaanbaxyo deegaanada Yuhuudda oo dhan, waxayna kaga soo horjeedaan Netanyahu iyo xukuumaddiisa iyagoo ku eedaynaya maamul xumo iyo sida aan wanaagsanayn ay ula tacaaleen Corona Virus.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts