HomeWararDEG DEG:- Dil ka dhacay Magaalada Baladweyne

DEG DEG:- Dil ka dhacay Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wararka aan ka helayno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan aya ku warramaya in Caawa Magaaladaasi uu ka dhacay dil. Xaafadda Howl-wadaag ee Magalada Baladweyne ayaa la sheegay in goordhaweyd lagu dilay Nabaddoon caan ah, waxaana dilka fuliyay sida dad goob joogayaal ah ay inoo Xaqiijiyeen dabley hubeysan. Nabaddoonka ayaa lagu magacaabi jiray Xasan Ibraahim […]

- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan aya ku warramaya in Caawa Magaaladaasi uu ka dhacay dil.

Xaafadda Howl-wadaag ee Magalada Baladweyne ayaa la sheegay in goordhaweyd lagu dilay Nabaddoon caan ah, waxaana dilka fuliyay sida dad goob joogayaal ah ay inoo Xaqiijiyeen dabley hubeysan.

- Advertisement -

Nabaddoonka ayaa lagu magacaabi jiray Xasan Ibraahim Nuur (Xasan Tiyeegoow), dilak kadib Ciidanka amniga ayaa gaaray goobta dilka uu ka dhacay waxeeyna wadaan howl-galo baaritaana ah si aay gacanta ugu dhigaan dadkii ka dambeeyay dilka Nabadoonka.

Inta badan dilalka ka dhaca Magaalada Baladweyne ayaa waxaa fuliya dagaalamayaasha Al-shabaab oo looga bartay dilalka noocaan ah, inkastoo aysan sheegan dilka Caawa ka dhacay Baladweyne.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories