HomeCaalamkaTigree-ga oo mar kale duqeyn Culus ka fulisay Magaalooyin ka tirsan Eritrea

Tigree-ga oo mar kale duqeyn Culus ka fulisay Magaalooyin ka tirsan Eritrea

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Qaraxyo laga maqlay magaalooyinka Asmara Dekemehari, Gemehalo iyo Nefasit ee dalka Eritrea, sida ay ku warrantay warbaahinta Maxaliga ee howlgasha Caasimadda dalka Eritrea ee Asmara.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay u muuqdeen weerar gantaalo ah oo dhanka TPLF ka yimid, mana jiraan wax qasaaro ah oo ilaa iminka la sheegay.

- Advertisement -

Safaarada Mareykanka ee Asmara ayaa muwaadiniinta u sheegtay in aanay guryaha ka bixin, waxaana ay safaaraddu ay bogeeda internetka ku qortay in qarax laga maqlay magaalada caasimadda ah ee Asmara.

Dowlada Eritrea wali wax war arrintan kuma soo saarin, waxaana falkan uu daba joogaa labo isbuuc ka dib markii sidan oo kale maleeshiyaadka TPLF ay sheegteen 3 gantaal inay ku rideen magaalada Asmara

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories