HomeWararCiidanka Haramcad oo howlgal ka bilaabay Magaalo ay ka dhaceen weeraro iyo...

Ciidanka Haramcad oo howlgal ka bilaabay Magaalo ay ka dhaceen weeraro iyo dilal

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ee sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa howlgal Culus ka bilaabay Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud. Ciidanka Haramcad ayaa waxaa howlgalkaas ku wehlinaya Ciidanka kuwa Nabadaugida NISA ee Maamulka Galmudug, waxaana Ujeedka howlgalka la bilaabay ka hadlay Saraakiisha hoggaaminaya Ciidamada. Howlgalka ayaa waxaa lagu sheegay inuu yahay […]

- Advertisement -

Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ee sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa howlgal Culus ka bilaabay Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Ciidanka Haramcad ayaa waxaa howlgalkaas ku wehlinaya Ciidanka kuwa Nabadaugida NISA ee Maamulka Galmudug, waxaana Ujeedka howlgalka la bilaabay ka hadlay Saraakiisha hoggaaminaya Ciidamada.

- Advertisement -

Howlgalka ayaa waxaa lagu sheegay inuu yahay mid lagu doonayo in lagu xaqiijiyo amniga Magaalada Caabudwaaq, imaadaama amnigii ka jiray halkaas uu faray ka baxay, ayna la dhaceen weeraro kala duwan dilal iyo qorsheysan oo loo geystay dad shacab ah.

Saraakiisha Ciidanka Booliska dowladda ee Haramcad ayaa shacabka qeybahooda kala duwan ka codsaday inay la shaqeeyaan laamaha amniga howlgalka bilaabay, si looga hortego falal amni darro oo xiliyada qaarkood dhaca.

Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa bilihii ugu dambeeyay ka dhacayay dilal iyo weeraro la xiriira aanooyin qabiil, isla markaama ay geysteen rag hubeysan oo maleeshiyaad ah, waxaana falalkaas markii dambe ay isku bedelaan dagaal beeleed geysta khasaaro kala duwan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories