HomeWararBarlamaanka Carabta oo balan qaad hor leh u sameeyay Dowladda Somalia  

Barlamaanka Carabta oo balan qaad hor leh u sameeyay Dowladda Somalia  

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Al-Sayid Caadil Cabdirraxmaan Al- Cusuumi ayaa cambaareeyay weerarkii Al-shabaab ka gaysteen magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta ayaa adkeeyay in weerarada Al-shabaab ay la beegsanayaan dadka soomaaliyeed ee aan waxba galabsan aysan ka hor istaagi doonin Jamhuuriyadda Soomaaliya dadaalkeeda la xiriira sugidda Amniga iyo xasilooni uu dalku […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Al-Sayid Caadil Cabdirraxmaan Al- Cusuumi ayaa cambaareeyay weerarkii Al-shabaab ka gaysteen magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta ayaa adkeeyay in weerarada Al-shabaab ay la beegsanayaan dadka soomaaliyeed ee aan waxba galabsan aysan ka hor istaagi doonin Jamhuuriyadda Soomaaliya dadaalkeeda la xiriira sugidda Amniga iyo xasilooni uu dalku gaaro.

- Advertisement -

“Baarlamaanka Carabta wuxuu si buuxda u garab taagan yahay Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Shacbigeeda dagaalka ay kula jiraan waxa loogu yeero argagixisada, waxaanan ka taageeri doonaa tallaabooyinka looga hortagayo ururada Argagixisada ah” sidaana waxaa yiri Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Al-Sayid Caadil Cabdirraxmaan.

Ugu danbayn guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta wuxuu tacsi u diray dadkii ku geeriyooday falkaasi arxan la’aanta ah, wuxuuna sidoo kale caafimaad buuxa oo dag-dag ah u rajeeyay dadkii ku dhaawacmay

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories