HomeWararWasiirka Haweenka oo qaabishay Wafdi ka socda Norway

Wasiirka Haweenka oo qaabishay Wafdi ka socda Norway

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim iyo ku xigeenka wasiirka Marwo Xiis Xassan ayaa xafiiska ku qaabishay Heidi Elburgi johansen oo ah ergayga gaarka ah ee dawladda Norway u qaabilsan arrimaha soomaaliya iyo wafdi ay hogaaminayso. “Waxaan xafiiskeyga ku qaabilay ergayga gaarka ah ee dawladda norway u qaabilsan arrimaha Soomaaliya marwo […]

- Advertisement -

Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim iyo ku xigeenka wasiirka Marwo Xiis Xassan ayaa xafiiska ku qaabishay Heidi Elburgi johansen oo ah ergayga gaarka ah ee dawladda Norway u qaabilsan arrimaha soomaaliya iyo wafdi ay hogaaminayso.

“Waxaan xafiiskeyga ku qaabilay ergayga gaarka ah ee dawladda norway u qaabilsan arrimaha Soomaaliya marwo Heidi Elburgi johansen iyo wafdi ay hogaaminayso waxaana kawada hadalnay xoojinta xuquuqda aadanaha gaar ahaan haweenka Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale wasiir xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa ammaantay xiriirka wanaagsan ee labada dal ka dhexeeya iyo taageerada dawladda norway ay siinayso xoojinta xuquuqda aadanaha iyo ka qayb galka haweenka ee siyaasadda

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories