HomeWararR/Wasaarihii Hore ee Sudaan Saadiq Almahdi oo lagu aasay Khartuum

R/Wasaarihii Hore ee Sudaan Saadiq Almahdi oo lagu aasay Khartuum

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Kumanaan qof ayaa ka qaybgalay aaska Sadiq Al-Mahdi,Ra’isulwasaarahii hore ee Sudan ,isla markaana ahaa siyaasi caan ah iyo wadaad dhanka diinta ah. Marxuumka  ayaa shalay khamiis ku geeriyooday dalka imaaraadka , isagoo jira 84, waxa uuna u  geeriyooday xanuunka Corona  virus-ka . Maanta oo jimca ah aaska Sadiq almahdi waxa uu  ka dhacay magaalada caasimada […]

- Advertisement -

Kumanaan qof ayaa ka qaybgalay aaska Sadiq Al-Mahdi,Ra’isulwasaarahii hore ee Sudan ,isla markaana ahaa siyaasi caan ah iyo wadaad dhanka diinta ah.

Marxuumka  ayaa shalay khamiis ku geeriyooday dalka imaaraadka , isagoo jira 84, waxa uuna u  geeriyooday xanuunka Corona  virus-ka .

- Advertisement -

Maanta oo jimca ah aaska Sadiq almahdi waxa uu  ka dhacay magaalada caasimada ah waxaana ka soo qayb galay Kumanaan qof oo ay ku jireen madaxda xisbiga mucaaradka ee “National Umma Party “ iyo Raiisul wasaarihii hore ee Sudan .

Meydka marki uu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Khartuum ayaa waxaa soo dhoweeyay subaxnimadii jimcaha dad aad u tiro badan .,

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories