HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo daah furay shir muhiim ah

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo daah furay shir muhiim ah

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magaalada Baydhabo ka Daah-furey Shirka Guddoomiyayaasha Gobalada iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed. Shirkan oo socon doono muddo shan maalmood ah ayaa waxaa ka qeybgalaya dhamaan Guddoomiyaasha Saddexda Gobol iyo tobon iyo sideedda Degmo ee Koonfur Galbeed, waxaana shirkan soo qaaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha, dowladaha […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magaalada Baydhabo ka Daah-furey Shirka Guddoomiyayaasha Gobalada iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed.

Shirkan oo socon doono muddo shan maalmood ah ayaa waxaa ka qeybgalaya dhamaan Guddoomiyaasha Saddexda Gobol iyo tobon iyo sideedda Degmo ee Koonfur Galbeed, waxaana shirkan soo qaaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha, dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo ay taageero ka helaysa USAID iyo TIIS+

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories