HomeWararGolaha Midowga Murashixiinta oo si kulul uga Jawaabay hadalkii Cumar Filish

Golaha Midowga Murashixiinta oo si kulul uga Jawaabay hadalkii Cumar Filish

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Golaha Midowga Murashixiinta ayaa war kasoo saaray hadal shalay kasoo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Mxaamed Maxamuud Cumar Filish, waxaana ay si kulul uga hadleen Murashixiintu hadalka Guddoomiyaha. Qoraal kasoo baxay Mudowga ayaa lagu sheegay in  hadal Cumar Filish uu yahay hadal colaadeed, kaasi oo la doonayo in  bulshada la isaga horkeeno, waxaa sidoo kale […]

- Advertisement -

Golaha Midowga Murashixiinta ayaa war kasoo saaray hadal shalay kasoo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Mxaamed Maxamuud Cumar Filish, waxaana ay si kulul uga hadleen Murashixiintu hadalka Guddoomiyaha.

Qoraal kasoo baxay Mudowga ayaa lagu sheegay in  hadal Cumar Filish uu yahay hadal colaadeed, kaasi oo la doonayo in  bulshada la isaga horkeeno, waxaa sidoo kale ay Midowga Murashixiintu ay qoraalkooda ku sheegeen hadalka Guddoomiyaha uu yahay in uu yahay hanjabaad ka timid Madaxweyne Farmaajo.

- Advertisement -

Hoos ka Aqriso

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories