HomeWararDEG DEG:- Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:- Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Qarax xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana soo baxaya warar kaal duwan oo qaraxaasi ku aaddan. Jugta Qaraxa ayaa si weyn looga maqlay qaybo ka mid ah degmoooyinka Gobolkani Banaadir, waxaana uu ahaa mid aad u xooggan. Qaraxa ayaa la sheegay in  lala beegsaday Maqaayad lagu magacabo Gelato Divino oo ah […]

- Advertisement -

Qarax xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana soo baxaya warar kaal duwan oo qaraxaasi ku aaddan.

Jugta Qaraxa ayaa si weyn looga maqlay qaybo ka mid ah degmoooyinka Gobolkani Banaadir, waxaana uu ahaa mid aad u xooggan.

- Advertisement -

Qaraxa ayaa la sheegay in  lala beegsaday Maqaayad lagu magacabo Gelato Divino oo ah aga-gaarka Sahal Terminal, waxaana lasoo sheeegayaa in uu jiro Khasaaro kala duwan oo ka dhashay Qaraxa.

Wali lama Xaqiijin Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxa, basle wararku waxaa ay sheegayaan in Qaraxu uu ahaa mid xooggan oo khasaare dhaliyay.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories