HomeWararCiidanka ammaanka Galmudug oo gacanta ku dhigay Qarax iyo qofkii watay

Ciidanka ammaanka Galmudug oo gacanta ku dhigay Qarax iyo qofkii watay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ciidamada Nabad Sugidda Galmudug iyo kuwa ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka Galmudug ayaa Fashiliyay Qarax Miino, sida ay warbaahinta usoo Bandhigeen laaamaha ammaanka Galmudug. Ciidanka oo howlgallo  Sameeyay ayaa la sheeegay in ay gacanta ku dhigeen Qarax iyo qafkii watay, kaasi oo la sheegay in uu doonayay in gudaha magaaalada Dhuusamareeb uu ka fuliyo […]

- Advertisement -

Ciidamada Nabad Sugidda Galmudug iyo kuwa ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka Galmudug ayaa Fashiliyay Qarax Miino, sida ay warbaahinta usoo Bandhigeen laaamaha ammaanka Galmudug.

Ciidanka oo howlgallo  Sameeyay ayaa la sheeegay in ay gacanta ku dhigeen Qarax iyo qafkii watay, kaasi oo la sheegay in uu doonayay in gudaha magaaalada Dhuusamareeb uu ka fuliyo Qaraxa, waxaana laamaha ammaanka Galmudug ay sheegeen in qaraxu uu ahaa mid qorsheysan oo laga soo shaqeeyay sida ay warbaahinta u sheegeen.

- Advertisement -

Ciidamada Nabad Sugida Galmudug gaar ahaan kuwa Ka Howlgala Caasimadda Galmudug ee Dhusamareeb waxaa ay sheegen in soo qabashada iyo helidda xogta qaraxa ay ka caawiyeen dadka degaanka.

Waxaa ay ku eedeyeen in ay soo abaabuleen Qaraxa Dagaalamayaasha Al-shabaab, inkastoo aysan Al-shabaab ka hadlin, haddana laamaha ammaanka Galmudug waxaa ay sheegeen in iyagu soo qarsheeyeen, ayna doonayeen in ay degaaanada Galmudug ka fuliyaan gaar ahaan caasimadda maamulkaasi ee Dhuusamareeb.

Ciidanka amaanka Maamulka Galmudug ayaa inta badan waxaa ay sameeyaan howlgallo, waxaana ay gacanta kusoo dhigaan shaqsiyaad iyo waxyaabaah qarxa, iyadoo ay xusid mudan tahay in Magaalooyinka Maamulkaasi ay ka dhacan Qaraxyo khasaaro kala duwan dhaliyay.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories