HomeWararCC Shakuur“Hanjabaadda Guddoomiyaha  waa farriin ka timid Madaxweyne Farmaajo”

CC Shakuur“Hanjabaadda Guddoomiyaha  waa farriin ka timid Madaxweyne Farmaajo”

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Siayaasiga Cabdiraxmaan C/Shakuur Warsame ayaa sheegay in hadalkii shalay kasoo yeeray Duqa Muqdisho Cumar Filish uu yahay mid Midowga Murashixiintu ay u qaadanayaan Hanjaabaad cad. Waxaana uu intaas ku daray Cabdiraxmaan cabdi Shakuur in hadalkaasi uu yahay Farriin ka timid Madaxweyne maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo, sidoo kale waxaa uu sheegay in mas’uuliyadda natiijada ka dhalata […]

- Advertisement -

Siayaasiga Cabdiraxmaan C/Shakuur Warsame ayaa sheegay in hadalkii shalay kasoo yeeray Duqa Muqdisho Cumar Filish uu yahay mid Midowga Murashixiintu ay u qaadanayaan Hanjaabaad cad.

Waxaana uu intaas ku daray Cabdiraxmaan cabdi Shakuur in hadalkaasi uu yahay Farriin ka timid Madaxweyne maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo, sidoo kale waxaa uu sheegay in mas’uuliyadda natiijada ka dhalata falka colaad hurinta ah ay qaadayso xukuumadda oo uu sheegay in ay ku howlan tahay hurin Colaadeed.

- Advertisement -

“olaha Midowga Murashaxiinta wuxuu dhab u qaadanayaa hanjabaadda Guddoomiyaha Gobolka in ay tahay farriin ka timid Madaxweyne Farmaajo toosna ugu socota xubnaha Midowga Murashaxiinta, wuxuuna caddeynayaa in Madaxweyne Farmajo uu qaadayo mas’uuliyadda natiijada ka dhalata falka colaad hurinta ah ee ay xukuumadiisu ku hawlan tahay”ayuu yiri CC Shakuur.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories