HomeWararWasiirka Qorsheynta oo kulan la qaatay xubno ka socday maamulka Puntland

Wasiirka Qorsheynta oo kulan la qaatay xubno ka socday maamulka Puntland

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wasiirka Wasaaradda Qorheynta Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa manta xafiiskiisa kula kulmay xubno  ka socday Hay’adaha Gar-gaarka , Arrimaha Bani’aadinimada iyo Masiibooyinka Puntlanad. Kulankaasi waxaa  labada dhinac ay kaga hadleen saameynta duufanta GAKTI ee ku dhuftay deeganada Bari ee dowladd gabaleeydka Puntland. Cabdi-Aziz Cabdulaahi Axmed oo ah Mamaulka Hay’adaha Gargaarka, […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Qorheynta Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa manta xafiiskiisa kula kulmay xubno  ka socday Hay’adaha Gar-gaarka , Arrimaha Bani’aadinimada iyo Masiibooyinka Puntlanad.

Kulankaasi waxaa  labada dhinac ay kaga hadleen saameynta duufanta GAKTI ee ku dhuftay deeganada Bari ee dowladd gabaleeydka Puntland.

- Advertisement -

Cabdi-Aziz Cabdulaahi Axmed oo ah Mamaulka Hay’adaha Gargaarka, Arrimaha Bani’aadnimada iyo Masiibooyinka Puntaland ayaa sheegay in saameyn guud ay ku yeelatay dhul baxaad leh,sida Xaafuun, Isku shuban, Gurdiya, , Baargeele, Boosaaso iyo tuulooyin dhowr kale ah.

“ Mudane Wasiir Duufta GAKTI waxa ay sababatay geerida 12 ruxu oo 8 Yeman ah iyo Afar Saamli ah, sidoo kale qiyaasaada dadka ay saameysay waa 200 qoys ah sida Xaafuun, Isku shuban, Gurdiya iyo Baargeele, halka Boosaso ay saameyn ku yeelatay Afar boqal oo kun oo Barakacyaal ah, xoolo fara badan oo isugu jira Geel, Ari aye galaafatay Duufunta, dhinaca kale waxa ay jirtay Isgaarsiinta iyo koronta oo dhulka la gashay GAKTI,waxaan ku soo gaarsiinay dhibaata halkaasi ka jirto mudane wasiir marka in gurmad deg deg ah lala gaaro dowlad iyo hay’adaha Gudaha iyo Kuwa Caalamiga ah “ayuu yari Cabdulaziis.

Mudane Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Jamhuuriyaradda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xajimiga ay dhuftay duufanta GAKTI deeganada Mamaulka Puntland, waxuuna hoosta ka xariiqay ka wasaaradd ahaana ay diyaarinayaa isku dubiridka hay’adaha Gar-gaarka deg-dega ah ee iskugu jira kuwa dowliga ah iyo kuwa aan dowliga ahayn in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ugu jawaaban xaalada Bani’aadinmo ay ka jirto halkaasi.

- Advertisement -

Wasiir Jamaal Maxamed Xasan waxaa kulanka ku wehliyay Madaxa xafiiska Madaxa Xalka- waara, Zahra Cabdi Maxamed iyo Masuu’iliyiin ka tirsan wasaaradda Qorsheynta Maal- gahigaiyo Horumarumarinta Dhaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories