HomeWararWararkii ugu dambeeyay ee Shirka Musharixiinta Madaxweynaha

Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka Musharixiinta Madaxweynaha

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Shirka Midowga Musharixiinta ayaa la filayaa in Maanta lasoo gaba-gabeeyo magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana saacadaha soo aaddan laga soo saari doonaa War-murtiyeed, lagu faah faahin doono waxyaabihii ay Musharixiintu isla meel dhigeen shanti maalmood ee ay Muqdisho ku shirayeen. Afhayenka Golaha Musharxiinta Ridwaan Xersi ayaa sheegay in Maanta Afar saac lasoo gaba-gabeyn doono […]

- Advertisement -

Shirka Midowga Musharixiinta ayaa la filayaa in Maanta lasoo gaba-gabeeyo magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana saacadaha soo aaddan laga soo saari doonaa War-murtiyeed, lagu faah faahin doono waxyaabihii ay Musharixiintu isla meel dhigeen shanti maalmood ee ay Muqdisho ku shirayeen.

Afhayenka Golaha Musharxiinta Ridwaan Xersi ayaa sheegay in Maanta Afar saac lasoo gaba-gabeyn doono shirkka.

- Advertisement -

Intii uu socday Shirka ayaa waxaa ka qayb galay Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolada Waqooyi, Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, Dhalinyarada, Odayaasgha Dhaqanka iyo Siyaasiyiin kale.

Waxaana diiradda lagu saaaray arrimo la xariira dooarshasda soo aaddan, iyadoo eedeymo kala duwan loo soo jeedayay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne farmajo, waxaana Afheyenka Murashixiinta oo warbaahinta la hadlay uu sheegay in dowladda hadda talada haysa ay fashilantay.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories