HomeWararWar-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Midowga Musharixiinta iyo DFS oo la hor...

War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Midowga Musharixiinta iyo DFS oo la hor dhigay dalabyo Culus

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

War murtiyeedka ka soo baxay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa waxay dalbadeen inay in lakala diro guddiyadii doorashada,’ Waxaana lasoo gaba-gabeeyay shirkii maalmahaan Muqdisho uga socday Midowga Musharixiinta, kaasi oo qaatay lix maalmood oo xiriir ah. Shirka ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyed ka kooban 18 qodob oo ay isku raaceen Mas’uuliyiinta kala duwan ee Muqdisho […]

- Advertisement -

War murtiyeedka ka soo baxay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa waxay dalbadeen inay in lakala diro guddiyadii doorashada,’

Waxaana lasoo gaba-gabeeyay shirkii maalmahaan Muqdisho uga socday Midowga Musharixiinta, kaasi oo qaatay lix maalmood oo xiriir ah.

- Advertisement -

Shirka ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyed ka kooban 18 qodob oo ay isku raaceen Mas’uuliyiinta kala duwan ee Muqdisho ku shiray, waxaana dalbadeen in doorashada xubnaha Xildhibaannada Gobolada Waqooyi lagu qabto  Afisyooni.

sidoo kale waxaa war-murtiyeedka lagu sheegay in dowladdu ay baddasho Guddiga doorashada ee dhawaan la dhisay, waaxana sidoo kale la hordhigay dowladda in Ciidanka ay Gobolka Gedo ay gaysay ay kasoo saarto.

Hoos ka aqrsio

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories