HomeWararSheikh Shariif oo kulan la qaatay Madaxweynaha KGS

Sheikh Shariif oo kulan la qaatay Madaxweynaha KGS

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa si’ weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo ee Xarunta Kumeel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya. Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed  Cali Siciid Fiqi, Guddoomiyaha Golaha dhexe Xisbiga Himilo Qaran Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), Senator Ilyaas […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa si’ weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo ee Xarunta Kumeel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed  Cali Siciid Fiqi, Guddoomiyaha Golaha dhexe Xisbiga Himilo Qaran Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), Senator Ilyaas Cali Xasan oo ah Xoghayaha Arrimaha Dibadda Xisbiga Himilo Qaran, Xildhibaanno heer deegaan iyo heer Federal ayaa ka qayb qataay soo dhaweynta oo Shacabka magaalada Baydhabo isugu soo baxeen.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya  Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdigiisa ayaa shir Xarunta Madaxtooyada Koofur Galbeed kula leh Madaxweyne C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed.

Socadaalka Shariif ee Baydhaba ayaa la xariira Ololihiisa Musharaxnimo, waxana uu sidoo akle socdaal ku tagi doonaan magaalooyin kale oo ka tirsan dalka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories