HomeWararSheikh Shariif oo ku wajahan Baydhaba iyo ujeedka

Sheikh Shariif oo ku wajahan Baydhaba iyo ujeedka

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Maadxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa Maanta ku wajahan magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarkau ah Maamulka Koonfur Soomaaliyeed, waxaana magalada laga dareemayaa Qaban-qaabada  soo dhaweynta. Qaybaha kala duwan ee bulshada maamulka Koonfur galbeed ayaa hadda u diyaargaroobay soodhaweynta, waxaana socda qaban qaabadii ugu dambeysay ee mas’uuliyiinta shacabka KGS ay kusoo dhaweynayaa […]

- Advertisement -

Maadxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa Maanta ku wajahan magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarkau ah Maamulka Koonfur Soomaaliyeed, waxaana magalada laga dareemayaa Qaban-qaabada  soo dhaweynta.

Qaybaha kala duwan ee bulshada maamulka Koonfur galbeed ayaa hadda u diyaargaroobay soodhaweynta, waxaana socda qaban qaabadii ugu dambeysay ee mas’uuliyiinta shacabka KGS ay kusoo dhaweynayaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed.

- Advertisement -

Madaxweyne Shariif ayaa socdaalo kala duwan waxaa uu ku tagi doonaa Magaalooyin badan ka tirsan dalka, waxaana la sheegay in socdaaladaasi ay qayb ka yihiin Olalihiisa Madaxweynaha.

Shariif oo dhawaan loo doortay guddoomiyaha Midowga Musharixiinta ayaa sanadkaan ka mid ah Murashixiinta u taagan qabashada Xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories