HomeWararShariif Sheikh Axmed “Doorasho aan kalsooni lahayn wax macno ah malaha”

Shariif Sheikh Axmed “Doorasho aan kalsooni lahayn wax macno ah malaha”

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowladda hadda talada haysa ee uu hoggamiyo  Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed  Farmaajo ay waddo marin habaabin ku aaddan doorashooyinka, isagoo u jeediyay eedeymo kala duwan oo uu sheegay in dowladdu ay gashay. Waxaa uu sheegay in aan loo baahnayn in xiligaan dalku galo jahawareer siyaasadeed, […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowladda hadda talada haysa ee uu hoggamiyo  Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed  Farmaajo ay waddo marin habaabin ku aaddan doorashooyinka, isagoo u jeediyay eedeymo kala duwan oo uu sheegay in dowladdu ay gashay.

Waxaa uu sheegay in aan loo baahnayn in xiligaan dalku galo jahawareer siyaasadeed, waxaana dowladda ugu baaqay in dooarshada ay ka dhigto mid daah furan oo aan qofna lagu dilmin.

- Advertisement -

Guddiga doorashooyinka ayuu sheegay  in laga wadatashado oo la isku raaco, waxaana uu intaas ku daray shariif Sheekh Axmed in Guddiga aysan noqon kuwo hal dhinac ah, iyadoo ay muuqdan sida uu ka dhawaajiyay wax is badamarin ku aaddan dhanka guddiga.

Waxaa uu sheegay in dowladdu ay waddo ficilo u muuqda kuwo colaadeed, oo bulshada iyo Musharixiinta lagu dhibaataynayo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories