HomeWararSarkaal ka tirsanaa CIA-da oo lagu dilay Soomaaliya

Sarkaal ka tirsanaa CIA-da oo lagu dilay Soomaaliya

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Sida uu Qoray Wargeyska New York times Sarkaal ka tirsanaa hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA-da ayaa lagu dilay gudaha Soomaaliya, waxaana la sheegay in dilku uu dhacay maalmo ka hor. Sarkaalka oo la sheegay in uu ka mid ahaa Saraakiisha uigu fir –fircoon hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, ayaa la sheegay in lagu dilay Howlgal […]

- Advertisement -

Sida uu Qoray Wargeyska New York times Sarkaal ka tirsanaa hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA-da ayaa lagu dilay gudaha Soomaaliya, waxaana la sheegay in dilku uu dhacay maalmo ka hor.

Sarkaalka oo la sheegay in uu ka mid ahaa Saraakiisha uigu fir –fircoon hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, ayaa la sheegay in lagu dilay Howlgal ka dhacay gudaha Soomaaliya, waxaana la sheegay in markii hore uu dhaawac soo gaaray, kadibna uu u dhintay dhawacaasi oo ahaaa mid halis ah sida ay sheegen Saraakiil kale oo ka tirsan CIA-da mareykanka.

- Advertisement -

Waxaana la qariyay inta badan qaabka loo dilay Sarkaalka, iyadoo aan la kala caddeyn in lagu dilay weerar toos ah si akle, balse waxaa la sheegay in dhaawac soo gaarfay uu u geeriyooday, Wargeyska ayaa sheegay in uu si gaar ah uga tirsanaa  ciidamada xulka ah ee Mareykanka ee loo yaqaan SEAL Team 6, kuwaasi ah Ciidan si gaar ah tababaro kaal duwan loo siiyo.

Horay Madaxweynaha laga guuuleystay ee dalka maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Ciidankooda iyo Saraakiisha kaga sugan gudaha Soomaaliya ay kala bixidoonaan, waxaa Dalka MARAYKANKA Soomaaliya ka jooga ciidamo  gaaraya 700.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories