HomeWararMaxaa looga hadlay Shirka Golaha Wakiillada Puntland?

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wakiillada Puntland?

Date:

Related stories

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fadhiga 17-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan, ku xigeenka 1aad Abdiaziz Abdullahi Osman iyo ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame. Fadhiga maanta oo ay soo xaadireen 42 Mudane ayaa Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland […]

- Advertisement -

Fadhiga 17-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan, ku xigeenka 1aad Abdiaziz Abdullahi Osman iyo ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame.

Fadhiga maanta oo ay soo xaadireen 42 Mudane ayaa Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland ku soo gudbiyeen Tallo-soo jeedinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ee soo hor-marinta Qodobka 13 Ajandaha oo ka hadlaya heshiiska Puntland iyo P&O Port ( DP-World) Dekadda Boosaaso, iyagoo ugu dambeyntiina cod gacan-taag ah ku oggolaadeen 38 Mudane, cid diidayna ma jirin, waxaana ka aamus 4 Mudane.

- Advertisement -

Sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Xildhibaannada ayaa dood ka yeelanaya maalinta Sabti oo Taariikhdu tahay November 28, 2020.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories