HomeWararMalleyshiyaad hubeysan oo la wareegay Kontoroolo iyo Xiisad ka taagan Beladweyne

Malleyshiyaad hubeysan oo la wareegay Kontoroolo iyo Xiisad ka taagan Beladweyne

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ciidamada Jabhadda ah ee la Magac baxay Xaq u dirirka Hiiraan ayaa lagu soo warramayaa in ay la wereegeen Saaka Kontaroolkii ugu weynaa ee Canshuuraha lagu qaado iyo banaanka hore ee garoonka magaalada Beladweyne. Waxaa lagu soo warramayaa in kooxda oo ah kuwo hubeysan ay kasoo Ruuqaansadeen degaanka Ceel-gaal oo ay horay ugu sugnaayen, waxaana […]

- Advertisement -

Ciidamada Jabhadda ah ee la Magac baxay Xaq u dirirka Hiiraan ayaa lagu soo warramayaa in ay la wereegeen Saaka Kontaroolkii ugu weynaa ee Canshuuraha lagu qaado iyo banaanka hore ee garoonka magaalada Beladweyne.

Waxaa lagu soo warramayaa in kooxda oo ah kuwo hubeysan ay kasoo Ruuqaansadeen degaanka Ceel-gaal oo ay horay ugu sugnaayen, waxaana lasoo sheegayaa in haatan ay doonayaan in la wareegaan qaybo muhiim ah oo ka tirsan Baladweyne.

- Advertisement -

Hogaamiyaha Malleyshiyada  Abuukar Xuud ayaa sheegay in sababta ay tahay in sidii ay kaga hortagi lahayeen Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku wajahan Magaladaasi.

Tan iyo Markii maamulka Hir-Shabeelle lagu soo dhisay Magalada Jowhar ee Xarunta maamulkaasi ayaa waxaa soo baxayay qayla dhaanta kasoo yeeraysa Bulshada reer hiiraan, waxaana kasoo dhexbaxay malleyshiyo hubeysan oo sheegay in ay kasoo horjeedaan Maamulka uu Madaxweynaha ka yahay Cali Guudlaawe.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories