HomeWararDowladda Farasiiska  oo Malaayiin Dollar ka Cafisay  Soomaaliya

Dowladda Farasiiska  oo Malaayiin Dollar ka Cafisay  Soomaaliya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dowladda Faransiiska ayaa Soomaaliya  ka cafisay Lacag Dayn ah oo dhan saddex boqol iyo lix milyan ($306-Million) oo dollar. Wasiirka Wasaaradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale beyleh ayaa ha hadlay talabadaan ay dowladda faransiisku ku cafisay Laacgta daynta ah e ay Soomaaliya ku leheed, waxaana uu sheegay in ay tahay guul u soo hoyatay umadda […]

- Advertisement -

Dowladda Faransiiska ayaa Soomaaliya  ka cafisay Lacag Dayn ah oo dhan saddex boqol iyo lix milyan ($306-Million) oo dollar.

Wasiirka Wasaaradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale beyleh ayaa ha hadlay talabadaan ay dowladda faransiisku ku cafisay Laacgta daynta ah e ay Soomaaliya ku leheed, waxaana uu sheegay in ay tahay guul u soo hoyatay umadda Soomaaliyeed, waxaana intaas uu ku daray in  wasaaradda Maaliaydda ay xil gaar ah iska saartay sidii Soomaaliya looga cafin laha daymaah lagu leeyahay.

- Advertisement -

“Waxaa maanta inoo suuragashay in aan si wada jir ah u saxiixno heshiis Deyn_Cafin ah, aniga iyo Safiirka Dowladda France ee Kenya iyo Soomaaliya Aline Ménager, Dowladda Soomaaliya waxaa sharaf u ah in si rasmi ah looga cafiyay lacag dhan SADEX BOQOL & LIX MILYAN ($306-Million), Heshiis kaan ayaa daba socda go’aankii wadamada Paris Club ee ay gaareen March 2020, Guushaan taariikhiga ah ee aan maanta gaarnay waxa ay marqaati u tahay dadaalka iyo dib-u-habeynta Maaliyadda dalka, waana ay naga go’antahay in aan sii wadno Horumarinta Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Soomaaliya” ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale bayle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories