HomeWararDagaalka faraha looga gubtay oo ka dhacay garoon diyaaradeed oo ku yaalla...

Dagaalka faraha looga gubtay oo ka dhacay garoon diyaaradeed oo ku yaalla magaalada Aksum

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Garoonka diyaaradaha ee muhiimka ah ee ku yaalla magaalada Aksum ee waqooyiga Itoobiya ayaa noqday goob dagaal oo ay isku hayaan xoogagga iska so horjeeda ee colaadda Itoobiya. Ilo wareedyada taabacsan milatariga dowladda Itoobiya ayaa sheegay in milatariga ay gacanta ku hayaan maamulka garoonka, balse sida muuqato taasi kama horistaagin xoogaga gaarka ah ee Tigray […]

- Advertisement -

Garoonka diyaaradaha ee muhiimka ah ee ku yaalla magaalada Aksum ee waqooyiga Itoobiya ayaa noqday goob dagaal oo ay isku hayaan xoogagga iska so horjeeda ee colaadda Itoobiya.

Ilo wareedyada taabacsan milatariga dowladda Itoobiya ayaa sheegay in milatariga ay gacanta ku hayaan maamulka garoonka, balse sida muuqato taasi kama horistaagin xoogaga gaarka ah ee Tigray inay weeraraan garoonka dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay oo ay burbur xoog leh gaarsiiyaan dhabbaha ay ku ordaan diyaaradaha.

- Advertisement -

Iyadoo isgaarsiintu ay wali go’an tahay ma ahan mid sahlan in la xaqiijiyo sheegashada laba dhinac.

Balse waxaan eegnay muuqaalka weerarka la sheegay in lagu qaaday garoonka, waxaanna barbardhignay sawirrada garoonka oo lagu qaaday dayax gacmeedka si aan qiyaas uga qaadanna sida ay wax dhaceen.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories