HomeWararAbiy Axmed oo ku dhawaaqay dagaalkii ugu xoogganaa ee lagu qaadayo TPLF

Abiy Axmed oo ku dhawaaqay dagaalkii ugu xoogganaa ee lagu qaadayo TPLF

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ayaa dhawaaqay in dagaalkii ugu adkaa ee lagu soo Afjarayo TPLF, waxaana uu sheegay in uu dhammaaday waqtigii loo qabtay kooxda ee ahaa in ay si nabad galyo ah isku soo dhiibaan. “waa dhamaaday  Wakhtigii aan uqabanay in ay si nabad ah iskusoo dhiibaan kooxda TPLF, Kuwii badnaa ee […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ayaa dhawaaqay in dagaalkii ugu adkaa ee lagu soo Afjarayo TPLF, waxaana uu sheegay in uu dhammaaday waqtigii loo qabtay kooxda ee ahaa in ay si nabad galyo ah isku soo dhiibaan.

“waa dhamaaday  Wakhtigii aan uqabanay in ay si nabad ah iskusoo dhiibaan kooxda TPLF, Kuwii badnaa ee isasoo dhiibay way ku mahadsanyihiin go,aanka saxda ah ee ay qaateen, Waxaa ciidanka Amar kusiinay in ay bilaabaan hawlgalka lagusoo Afjarayo gooxda gabalkeedu dhacay” ayuu yiri Aby Axmed Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Aby Ahmed.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa uu sheegay in si fudud ay kusoo afjari doonaan kooxda dagaalka xooggan kula jirta Dowladda, waxaana uu intaas ku daray in shacabka magaalada Maqale looga baahanyahy in ay guryahooda ku sugnadaan aysan dagaalka kasoo qayb galin, isagoo kooxda TPLF ku eedeeyay in ay shacabka qabsayaan oo ay doonayaan in ay Furimaha hore keenaan.

“Waxaan aaminsanahay in aan sida ugu khasaaraha yar kusoo afjari karno hawshan, Shacabka magaalada Maqale waxaan ugu baaqaynaa in ay guryahooda ku ekaadaan taxadar dheeri ahna muujiyaan“ ayuu yiri Rw Aby Ahmed oo sii hadlayay.

Dagaalka Itoobiya ayaa hadda u muuqda mid galaya marxalad aad u adag, waxaana hadda ay dowladdu waddo dagaalkii ugu adkaa ee lagu soo afjarayo TPLF

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories