HomeCaalamkaMadaxwaynihii hore ee dalka Niger Mamadou oo geeriyooday

Madaxwaynihii hore ee dalka Niger Mamadou oo geeriyooday

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dowaladda Niger ayaa shaacisay in Madaxweynihii hore ee dalkaas Tanga Mamadou oo ahaa 82 jir geeriyoday, sida lagu shaaciyay qoraal goor dambe oo Arbaco ah kasoo baxay Madaxtooyada dalkaas “Madaxweynaha Jamhuuriyadda isagoo ka xun wuxuu idinla socodsiinayaa geerida Mudane Tanga Mamadou, madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Niger” ayuu lagu yiri Qoraalka Madaxtooyada. Bayaanka ayaa intaas ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowaladda Niger ayaa shaacisay in Madaxweynihii hore ee dalkaas Tanga Mamadou oo ahaa 82 jir geeriyoday, sida lagu shaaciyay qoraal goor dambe oo Arbaco ah kasoo baxay Madaxtooyada dalkaas

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda isagoo ka xun wuxuu idinla socodsiinayaa geerida Mudane Tanga Mamadou, madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Niger” ayuu lagu yiri Qoraalka Madaxtooyada.

- Advertisement -

Bayaanka ayaa intaas ku daray in dalka Niger geli doono seddex maalin oo baroor diiq  ah, isla markaana Calamka qaranka hoos loo dhigi doono maalmaha ay socdaan baroor diiqa loo sameynayo Madaxweynihii hore ee dalkaas.

Tanga Mamadou ayaa xukumayay dalka Niger sanadihii 1999 ilaa 2010.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts