HomeWararKhasaaro ka dhashay dagaal dhexmaray Soomaalida iyo Cafarta

Khasaaro ka dhashay dagaal dhexmaray Soomaalida iyo Cafarta

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Ugu yaraan seddex qof ayaa lagu dilay laba kalana waa lagu dhaawacay dagaal tuulada Garbo-Ciise ku dhex maray Soomaalida iyo Cafarta, sida ay sheegayaan wararka aan halkaas ka heleyno. Qaar ka mid ah odayaasha deegaanka Garbo ciise oo la hadlay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-ka ayaa waxaa ay u sheegeen in dagaalka oo shalay billowday […]

- Advertisement -

Ugu yaraan seddex qof ayaa lagu dilay laba kalana waa lagu dhaawacay dagaal tuulada Garbo-Ciise ku dhex maray Soomaalida iyo Cafarta, sida ay sheegayaan wararka aan halkaas ka heleyno.

Qaar ka mid ah odayaasha deegaanka Garbo ciise oo la hadlay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-ka ayaa waxaa ay u sheegeen in dagaalka oo shalay billowday inuu ilaa iyo xalay socday.

- Advertisement -

Tuulada Garbo-Ciise oo hos timaadda degmada Afdam ee gobolka Siti ee deegaanka Soomaalida labadi sano ee ugu dambeeyey dagaal ay dad badan ku dhinteen ayaa ku dhex marayey Soomaalida iyo Cafarta.

BBC waxay isku dayday iney xog dheeraad ah ka hesho hogaanka nabadgalyada deegaanka soomaalida iyo xafiiska warfaafinta balse uma suuragelin.

Mid ka mid ah odayaasha Deegaanka ayaa BBC uga warramay sida ay wax u dhaceen, isagoo sheegay in dagaalka uu ahaa mid xoogan oo socday saacado dhowr ah, uuna bilowday shalay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories