HomeWararDuqa Muqdisho oo kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee Somalia

Duqa Muqdisho oo kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee Somalia

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martinez. Guddoomiye Cumar Finish iyo Safiir Nicolás Berlanga ayaa inta uu kulankooda socday uga wada hadlay arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin xoojinta sidii loo dhaqaajin lahaa […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martinez.

Guddoomiye Cumar Finish iyo Safiir Nicolás Berlanga ayaa inta uu kulankooda socday uga wada hadlay arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin xoojinta sidii loo dhaqaajin lahaa taageerida mashaariicda kala duwan ee ka socda Caasimadda dalka  ee Muqdisho.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka iyo Safiirka ayaa sigaar ah iskula meel dhigay dhaqaajinta mashaariicda dhaqaalaha, dib-udhiska, iyo xalinta Maareynta Barakacayaasha iyo soo dedejinta shaqooyinka Midowga Yurub ka Wado Soomaaliya.

Kulanka dhexmaray Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) iyo safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa goobjoog ka ahaa xubno ka tisan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Mas’uuliyiin kale.

Midawga Yurub ayaa Soomaaliya ka taageera dhinacya badan oo ay kamid tahay tababarrada ciidamada Booliska si sare loogu qaado awoodda iyo xirfadda sugidda amniga Shacabka Soomaaliyeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories