HomeWararDowladda Imaaraatka oo xayiraat kusoo rogtay  dalal ay ku jirto Soomaaliya

Dowladda Imaaraatka oo xayiraat kusoo rogtay  dalal ay ku jirto Soomaaliya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa Xayiraad kusoo rogtay dalal ay Soomaaliya ku jirto, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan sababta keentay in Xayiraad la saaro dalalkaas oo u badan Muslimiin. Imaaraatka ayaa sheegtay in Fiisaha ka joojisay dalalka Iran, Turkey, Syria, Algeria, Kenya, Iraq, Lebanon, Pakistan, Tunisia, Yaman iyo dalal kale kuwaas oo […]

- Advertisement -

Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa Xayiraad kusoo rogtay dalal ay Soomaaliya ku jirto, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan sababta keentay in Xayiraad la saaro dalalkaas oo u badan Muslimiin.

Imaaraatka ayaa sheegtay in Fiisaha ka joojisay dalalka Iran, Turkey, Syria, Algeria, Kenya, Iraq, Lebanon, Pakistan, Tunisia, Yaman iyo dalal kale kuwaas oo dahmmaantood la sheegay in Muwaadiniintooda laga joojiyay soo galidda Imaaraatka.

- Advertisement -

Sabata keentay in dalalkaas laga joojiyo Fiisaha ayaan la shaacin, waxaana jira warar kala duwan oo arrintaasi laga soo warinayo, waxaana loo badinayaa in ay la xariirto arrimo diblomaasiyadeeed, halka warar kalena ay sheegayaan in loo joojiyay Faafidda Caabuqa Covid19.

Imaaraatka ayaan xiirir fiican la laheyn dalalka inta badan Saaxiibada dhow la ah dalka Qatar, mana jirto Faah faahin ay bixisay Imaaraatku oo ku aaddan arintaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories