HomeWararCiidanka Itoobiya oo hareereyay Caasimadda Tigree-ga iyo waqtigii oo idlaaday

Ciidanka Itoobiya oo hareereyay Caasimadda Tigree-ga iyo waqtigii oo idlaaday

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Waxaan maanta ku eg saddexdii maalmood ay dowladda Itoobiya u qabatay inay isku soo dhiibaan ciidamada Tigray xilli uu weli dagaal ka socda gobolka. Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay inay ku hareereysan yihiin caasimadda Mekelle isla markaana ay isku diyaarinayaan sidii ay weerar ugu qaadi lahaayeen halkaas. Madaxda TPLF waxay ku gacan seyrtay wakhtiga loo qabtay, […]

- Advertisement -

Waxaan maanta ku eg saddexdii maalmood ay dowladda Itoobiya u qabatay inay isku soo dhiibaan ciidamada Tigray xilli uu weli dagaal ka socda gobolka.

Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay inay ku hareereysan yihiin caasimadda Mekelle isla markaana ay isku diyaarinayaan sidii ay weerar ugu qaadi lahaayeen halkaas.

- Advertisement -

Madaxda TPLF waxay ku gacan seyrtay wakhtiga loo qabtay, waxay sheegeen in taageerayashooda ay diyaar u yihiin inay dhintaan iyagoo difaacayo dhulkooda.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa sheegay in si weyn uu uga walaacsan yahay xaaladda gobolka Tigray.

Dowladda Itoobiya waxay diiday baaqyo caalami ah oo ku saabsan in wadahadal lagu soo afjaro colaadda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories