HomeWararWasiir hore ka tirsanaa Puntland oo Goordhow geeriyooday

Wasiir hore ka tirsanaa Puntland oo Goordhow geeriyooday

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Waxaa Goordhow Isbitaal ku yaalla Magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Tukiga ku geeriyooday Wasiirkii hore ee amniga dowlad Goboleedka Maamulka Puntland Gen. Khaliif Ciise Muddan. Warar la helayo ayaa sheegaya in Wasiirkii hore ee amniga Puntland uu maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanyay isbitaal ku yaalla Turkiga, hayeeshee xanuunkii haayay ayuu u geeriyooday, sida aan wararka […]

- Advertisement -

Waxaa Goordhow Isbitaal ku yaalla Magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Tukiga ku geeriyooday Wasiirkii hore ee amniga dowlad Goboleedka Maamulka Puntland Gen. Khaliif Ciise Muddan.

Warar la helayo ayaa sheegaya in Wasiirkii hore ee amniga Puntland uu maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanyay isbitaal ku yaalla Turkiga, hayeeshee xanuunkii haayay ayuu u geeriyooday, sida aan wararka ku helnay.

- Advertisement -

Geerida Marxuum General Khaliif Ciise Muddan ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladiisa oo la jooga iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowlad Goboleedka Puntland, iyagoona ka tacsiyeeyay geeridiisa.

Daqiiqado kadib ayaa waxaa la filayaa in Madaxda ugu sarreeysa maamulka Puntland ay War kasoo saaran geerida General Khaliif Ciise Muddan oo ahaa Wasiirkii hore ee amniga maamulkaas.

Allaha u naxariistee Gen. Khaliif Ciise Muddan, ayaa haatan waxaa uu ahaa la-taliyaha dhinaca amniga ee Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories