HomeWararMaxaa ka jira in Xarunta Maamulka G/Banaadir laga jartay korontada?

Maxaa ka jira in Xarunta Maamulka G/Banaadir laga jartay korontada?

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegayay in Xarunta maamulka Gobolka Banaadir laga jirtay korontadii ku jirtay, hayeeshee Maamulka Gobolka ayaa gelinkii dambe ee Maanta ka hadlay wararkaas. Afhayeenka maamulka Gobolka Salaax Xasan Cumar Saalax Dheere oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in aysan waxba ka jirin wararka […]

- Advertisement -

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegayay in Xarunta maamulka Gobolka Banaadir laga jirtay korontadii ku jirtay, hayeeshee Maamulka Gobolka ayaa gelinkii dambe ee Maanta ka hadlay wararkaas.

Afhayeenka maamulka Gobolka Salaax Xasan Cumar Saalax Dheere oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in aysan waxba ka jirin wararka la faafiyay ee ahaa in Xarunta uu ku shaqeeyo Gobolka laga jaray korontadii ku jirtay.

- Advertisement -

Been abuur ayuu ku tilmaamay wararka lagu faafiyay baraha Bulshada iyo sidoo kalena ay baahiyeen qaar kamid ah warbaahinta, wuxuuna saxaafadda ugu baaqay inay ka fogaan wax kasta oo bulshada aan u fiicneyn, lagana shaqeeyo horumarinta dalka.

Ugu dambeyn Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir Salaax Xasan Cumar Saalax Dheere ayaa cadddeeyay in Maamulka Gobolka ay ka go’an tahay sidii Muqdisho u marti gelin laheyn doorashooyinka ka dhacaya, isagoo xusay inay ka shaqeyn doonaan sidii ay u dhici laheyd doorasho xor oo si nabad ah ku dhacda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories