HomeWararMaamulka Gobolka Banaadir oo Maanta soo bandhigay gaadiid badan

Maamulka Gobolka Banaadir oo Maanta soo bandhigay gaadiid badan

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta tallaado ah xariga ka jaray dhismaha Xarunta Gaadiidka Dowladda Hoose ee Xamar. Guddoomiye Cumar Finish ayaa waxaa uu sheegay in maamulka Gobolka uu u taagan ka shaqeyn Bilicda iyo Horumarinta Caasimadda Muqdiaho, xili dhawaan waddooyinka qaar ee Magaalada ay xireen biyo […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta tallaado ah xariga ka jaray dhismaha Xarunta Gaadiidka Dowladda Hoose ee Xamar.

Guddoomiye Cumar Finish ayaa waxaa uu sheegay in maamulka Gobolka uu u taagan ka shaqeyn Bilicda iyo Horumarinta Caasimadda Muqdiaho, xili dhawaan waddooyinka qaar ee Magaalada ay xireen biyo farabadan oo ka hooray roobabkiin da’ay.

- Advertisement -

Xarig-Jarka ka hor Agaasimayaasha Gurmadka degdega ah iyo Howlaha Farsamada Dowlada Hoose ayaa goobta ku soo bandhigay Gaadiidka Dowladda hoose oo isugu jira Baalayaal, Ambalaasyo, Dab-damisyo, Iska rogayaal, Cagaf-Cagafyo iyo Gaadiidka Qashinka qaada.

Guddoomiye Cumar-Filish oo u mahadceliyey Shaqalaaha iyo Madaxda Howlaha Farsamada iyo Gurmadka ayaa intaa ku daray in ay Gobolka Banaadir heystaan Gaadiid ay ugu adeegi karaan shacabka Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories