HomeWararKoonfur Galbeed oo magacaawday Mas’uuliyiin dhowr ah (Wareegto)

Koonfur Galbeed oo magacaawday Mas’uuliyiin dhowr ah (Wareegto)

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Abuukar Cabdi ayaa Agaasimeyaal dhowr ah u kala magacaabay degmooyin ka tirsan Koonfur Galbeed. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Maxamed Abuukar ayaa waxaa lagu magacaabay 8 Agaasime waaxeedyo ee dhul bixinta ee degmooyinka kala ah, Afgooye, Wanla-weyn, Marka, Baraawe, […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Abuukar Cabdi ayaa Agaasimeyaal dhowr ah u kala magacaabay degmooyin ka tirsan Koonfur Galbeed.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Maxamed Abuukar ayaa waxaa lagu magacaabay 8 Agaasime waaxeedyo ee dhul bixinta ee degmooyinka kala ah, Afgooye, Wanla-weyn, Marka, Baraawe, Baydhabo, Bardaale, Xudur iyo Ceelberde.

- Advertisement -

Dhammaan Agaasimeyaasha waaxda dhulalka ee la magacaabay ayaa waxaa la faray inay si toos ah u gutaan waajiibaadkooda shaqo ee idmaday, isla markaana ay la shaqeeyaan maamulada degmooyinkooda.

Deegaano dhowr ah oo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa xiliyada qaarkood ka dhaca is qab-qabsi la xiriira dhinaca dhulalka, waxaana Agaasimeyaasha la tilmaamay in loo magacaabay baahi jirta.

Hoos ka Akhriso Wareegtada magacaabista ah ee Wasiir Maxamed Abuukar.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories