HomeWararCulimada Ahlusunna Waljamaaca oo ku biiray Shirka u socda Musharaxiinta

Culimada Ahlusunna Waljamaaca oo ku biiray Shirka u socda Musharaxiinta

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Waxaa maalintii afaraad galay Shirka Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya uga socda Caasimadda dalka ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka Jazeera. Shirka Musharaxiinta ayaa Maanta waxaa ku biiray Culimada Ahlusunna Waljameeca, iyagoona qeyb ka noqonaya qeybihii kala duwanaa bulshada Soomaaliyeed ee talada ku biirayay shirkaas oo looga hadlayo Doorashada dalka ka dhaceysa 2020/2021. […]

- Advertisement -

Waxaa maalintii afaraad galay Shirka Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya uga socda Caasimadda dalka ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka Jazeera.

Shirka Musharaxiinta ayaa Maanta waxaa ku biiray Culimada Ahlusunna Waljameeca, iyagoona qeyb ka noqonaya qeybihii kala duwanaa bulshada Soomaaliyeed ee talada ku biirayay shirkaas oo looga hadlayo Doorashada dalka ka dhaceysa 2020/2021.

- Advertisement -

Sidoo kale Musharaxiinta ayaa kulan gaar ha la qaadan doona Ganacsatada oo qeyb ka ah kulamadii caadiga ahaa ee ay la yeelanayeen labadii maalmood ee lasoo dhaafay qeybaha kala duwan ee bulshada.

Musharaxiinta ayaa horey kulamo kala duwan ula qaatay Urrarada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, Odayaasha dhaqanka, Haweenka iyo dhalinyarada, iyagoona ka dhageystay argtigooda ku aadan sida ay dalka uga dhici karto Doorasho loo dhan yahay.

Shirka Musharaxiinta oo ayaa lasoo gaba-geyn doonaa Maanta oo tallaado ah, waxaana laga soo saari doonaa War-murtiyeed dhowr qodob ka kooban oo lagu faah faahin doono sida ay Musharaxiinta u wajahaan Doorashada dalka iyo arrimo kale, sameeysan doonaan Golle mid ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories