HomeWararMadaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay James Swan

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay James Swan

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kulan fogaan arag ah oo ku qabsoomay aalada Zoom-ka  la qaatay Wakiilka Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobe Ambassador James Swan. Kulankaan ayaa waxaa waxaan looga hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin amniga, dib u Heshiisiinta, dhaqaalaha iyo taageerida Doorashooyinka heer Federaal iyo sidii ay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kulan fogaan arag ah oo ku qabsoomay aalada Zoom-ka  la qaatay Wakiilka Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobe Ambassador James Swan.

Kulankaan ayaa waxaa waxaan looga hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin amniga, dib u Heshiisiinta, dhaqaalaha iyo taageerida Doorashooyinka heer Federaal iyo sidii ay Hirshabeelle uga qeyb qaadan laheyd doorashooyinka dalka dhacaya.

- Advertisement -

Dhinaca kale Ambassador James Swan ayaa Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo ku-xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ugu hambalyeeyay Doorashadii ay kusoo baxeen oo 11-kii bishaan ka dhacday Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe.

Beesha Caalamka iyo Qaramada Midoobay ayaa taageeray doorashadii ka dhacday Jowhar, iyagoona sheegay inay la socdeen bilowda dhismaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle, isl  markaana la qaatay tallaabooyin  muhiim ah.

Sidoo kale Beesha Caalamka ayaa balan qaaday in Maamulka Hirshabeelle ay ka taageri doonaan dhinacyo kala duwan oo ay kamid yihiin amniga, fulinta Mashaariic horumarineed iyo dhaqaalaha Maamulka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories