HomeWararGuddoomiye Mursal iyo Muudey oo ku biiray Shirka Musharaxiinta Madaxweynaha

Guddoomiye Mursal iyo Muudey oo ku biiray Shirka Musharaxiinta Madaxweynaha

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Iyadoo Magaalada Muqdisho uu wali ka socdo Shirka Musharixiinta Madaxweynaha ayaa waxa soo badanaya Mas’uuliyiinta ku biiraya shirka, waxaana Shirku uu galay Maalintiisii seddexaad. Shirka ayaa waxaa Caawa ku biiray Guddoomiyaha Golola shacabka baarlamaanka Soomaaliya maxamed Mursal Sh.Cabdiraxmaan iyo Ku Xigenkiisa  Cabdi Weli Sh.Ibraahim Muudeey, waxaana hadda ay gaareen Hotelka uu shirku ka socdo. Shirka […]

- Advertisement -

Iyadoo Magaalada Muqdisho uu wali ka socdo Shirka Musharixiinta Madaxweynaha ayaa waxa soo badanaya Mas’uuliyiinta ku biiraya shirka, waxaana Shirku uu galay Maalintiisii seddexaad.

Shirka ayaa waxaa Caawa ku biiray Guddoomiyaha Golola shacabka baarlamaanka Soomaaliya maxamed Mursal Sh.Cabdiraxmaan iyo Ku Xigenkiisa  Cabdi Weli Sh.Ibraahim Muudeey, waxaana hadda ay gaareen Hotelka uu shirku ka socdo.

- Advertisement -

Shirka ayaa waxaa horay ugu biiray Guddoomiyaah Aqalka Sare Cabdi Xaashi cabullaahi iyo Mas’uuliyiin kale, kuwaas o maanta qayb ka noqday Shirka.

Shirka Madawga Musharixiita Madaxweynaha ayaa haatan u muuqda in uu galayo Marxalad xasaasi ah, iaydoo ay Musharixiintu si weyn kaga doodayaan arrimo la xiriira Doorashooyinka dalka ka dhacaya,  waxaana doodad ugu weyn ay ka taagan tahay Guddiyada doorashooyinka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories