HomeWararShirweynaha Musharaxiinta xilka Madaxweynaha oo galay maalintii 2-aad

Shirweynaha Musharaxiinta xilka Madaxweynaha oo galay maalintii 2-aad

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa Maanlintii labaad waxaa uu Shirweyne xasaasi ah uga socdaa Hotelka Jazeera ee Magaalada Muqdisho. Shirka oo shalay furmay ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladda siyaasadeed ee dalka, Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya ee dhacaya dhammaadka sanadkaan 2020/2021 iyo sidii Musharaxiinta u sameeysan lahaayeen Is-baheysi mid ah. Sidoo kale Shirka […]

- Advertisement -

Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa Maanlintii labaad waxaa uu Shirweyne xasaasi ah uga socdaa Hotelka Jazeera ee Magaalada Muqdisho.

Shirka oo shalay furmay ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladda siyaasadeed ee dalka, Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya ee dhacaya dhammaadka sanadkaan 2020/2021 iyo sidii Musharaxiinta u sameeysan lahaayeen Is-baheysi mid ah.

- Advertisement -

Sidoo kale Shirka ayaa waxaa Maanta diirada lagu saari doonaa Arrimo la xiriira Qodobada kasoo baxay kulan xalay qaar kamid Musharaxiinta ay la qaateen Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qqoorqoor.

Kulankaas ayaa waxaa Qoorqoor ay Musharaxiinta ugu gudbiyeen walaaca ay ka qaadan Guddiyada Doorasho ee uu soo magacaabay, iyagoona ka dalbaday isbedel uu ku sameeyo Guddiyada uu magacaabay.

Shirkan ayaa waxaa uu qorshuhu yahay in maalinnimada berito ah lasoo gabogabeeyo, lagana soo saaro war-murtiyeed ay ku mideysan yihiin musharixiintan oo ku aadan doorashada 2020 – 2021 ee Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories