HomeWararMusharixiinta ku shiraya Muqdisho oo baaq u diray Jubbaland iyo Puntland

Musharixiinta ku shiraya Muqdisho oo baaq u diray Jubbaland iyo Puntland

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Murashiiinta u taagan Xilka madaxweyaha Soomaaliya ee Muqdisho ku shiraya ayaa soo saaray warqad ay baaq ugu dirayaan Dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada dalka ka dhisan. Waxaana  ay Murashixiintu walaac ka muujiyeen Qaar ka mid ah Xubnaha  Guddiyada loo Magacaabay in ay doorashada ka shaqeeyaan, iaydo Mas’uuliyiintu ay sheegeen in dib u habeyn lagu sameeyo […]

- Advertisement -

Murashiiinta u taagan Xilka madaxweyaha Soomaaliya ee Muqdisho ku shiraya ayaa soo saaray warqad ay baaq ugu dirayaan Dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada dalka ka dhisan.

Waxaana  ay Murashixiintu walaac ka muujiyeen Qaar ka mid ah Xubnaha  Guddiyada loo Magacaabay in ay doorashada ka shaqeeyaan, iaydo Mas’uuliyiintu ay sheegeen in dib u habeyn lagu sameeyo

- Advertisement -

Guddiyada.

Murashixiinta ku shiraya Muqdisho ayaa sheegay in ay baaritaan ku sameyeen Guddiga ayna ogaadeen in ay ku jiraan Xubno ka tirsan Shaqaalaha rayidka Maamul Goboleedyada qaar, waxaan ay sheegeen taasi ay ka dhigan tahay in Xubnaha Guddiyada aysan buuxin shuruudihii lagu heshiiyay.

Maamul Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayay sheegeen Murashxiintu in Xubnaah ay soo magacaabeen ee heer Federaal ay ka tirsan yihiin Shaqaalaha rayidka.

- Advertisement -

Hoos ka Aqrisho Warqadda ay soo saareen Murashixiintu

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories