HomeWararQaad farabadan oo lagu gubay Fagaare ku yaalla Muqdisho

Qaad farabadan oo lagu gubay Fagaare ku yaalla Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay Maanta Jawaanno khaad ah oo ay kusoo qabteen howlgallo ay Ciidanku ka sameeyeen Gobolka Banaaadir, waxaana gacanta lagu soo dhigay in ka badan 250 jawaan. Ciidanka Booliska oo howlgallo sameeyay ayaa Saldhig Galbeed Degmada Dharkenley ee Gobalka Banaadir ku gubay Khaadka, waxaana sidoo kale ay Ciidanku gacanta kusoo […]

- Advertisement -

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay Maanta Jawaanno khaad ah oo ay kusoo qabteen howlgallo ay Ciidanku ka sameeyeen Gobolka Banaaadir, waxaana gacanta lagu soo dhigay in ka badan 250 jawaan.

Ciidanka Booliska oo howlgallo sameeyay ayaa Saldhig Galbeed Degmada Dharkenley ee Gobalka Banaadir ku gubay Khaadka, waxaana sidoo kale ay Ciidanku gacanta kusoo dhigeen 6 gaari iyo 5 Doomood , kuwaasi oo lagu soo daabulay Jaadkaan oo ah mid aad u tira badan.

- Advertisement -

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Duudishe oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in in Ciidanka Boolisku ay howlgaladaan sameeyeen waqtiyo kala duwan.

Ganacsatada Soomaaliyeed ayuu digiin u diray Afhayeenka Booiska Soomaaliyeed, waaxaana uu ugu baaqay in khaadka dalka sida sharcidarrada ah lagu soo galinayo ay tallaabo ka qaafdi doonaan.

Dowladda Soomaaliya ayaa Xayiraad saartay Jaadka ka imaan jiray dalka Kenya, waxaana horay goobo fagaare ah lagu gubay tiro Jawaanno Jaad ah oo Ciidanka Boolisku ay gacanta kusoo dhigeen.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories